Wednesday 18 December 2013

Faahfaahin ku saabsan dil Afar Dhakhtar iyo laba ruux oo kale loogu geystay Deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho


Arbaco, December 18, 2013 (HOL) — Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil maanta barqadii afar dhaqatar iyo laba qof oo kale oo midkood uu ahaa darawalkii dhakhaatiirta iyo ruux ilaalo u ahaa loogu geystay deegaan lagu magacaabo Siinka dheer oo Muqdisho 15-km dhinaca koonfureed kaga xiga.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...