Monday, 28 March 2016

Madaxweyne Shariif Xasan”Weeraro Shabaab waan ka Feejigan-nahay


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta sheegay in Maamulkiisa uu ka feejigan yahay Weeraro Al-shabaab ay ku soo qaadaan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo Ee xarunta u ah Gobolka Baay.
Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in Maamulka Koofur Galbeed uu adkeeyay Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Baydhabo si aan Weeraro Argagixiso loogu soo qaadin.

No comments: