Wednesday 30 March 2016

Wasaaradda Owqaafta Oo Culimada Soomaaliyeed Kulan Kala Yeelatay Arrimaha Abaaraha Soomaaliya


Mas’uuliyiinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay Culimada Soomaaliyeed iyo waxgaradka magaalada muqdisho kaaso oo looga tashanayay sidii Bulshada Soomaaliyeed iyagoo wada jira ay gacan uga geysan lahaayeen u gurmashada dadka ku tabaaloobay Abaata Ba’an ee laga soo Sheegayo
inta badan Gobalada ku yaalla Koofurta iyo
Waqooyiga Dalka Soomaaliya.
Culimada kulanka ka qeyb galay ayaa muujiyey muhiimadda in la sameeyo roob doon, Allahna la weydiisto dambi dhaaf si looga baxo dhibaatooyinka, cilimaduna ay talo ka bixiso sida roob doonta loo sameynayo.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...