One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Sunday, 4 April 2010
Al Shabaab oo Dagaal ku Qabsatay Deegaan Ku Dhow Guriceel
Muqdisho (RBC Radio):-dagaallo culus ayaa saaka ka dhacay deegaanka Gal-qoryaale degmada Wabxo Gobalka G/gaduud kuwaasi oo u dhexeeyay Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Ahlusuna ee isku hayo gacan ku haynta gonalkaasi.
No comments:
Post a Comment