Sunday 25 April 2010

http://kulmiye.org/5010/xisbiga-kulmiye-oo-soo-bandhigay-siyaasadda-xisbiga-ee-dalka-uu-ku-hagi-doono/

Xisbiga  KULMIYE ayaa maanta ku soo bandhigay Magaalada Hargeysa Barnaamujkiisa Siyaasadeed ee uu ugu tala galay inuu dalka ku hogaamiyo marka uu ku guuleysto doorashada madaxtooyada ee dhawaan la filayo inay dalka ka dhacdo hadii ILLAHAY yidhaa.http://www.oodweynenews.com/own/pictures/17271.jpgMunaasibadan oo u gaar ahayd in Barnaamujka Siyaasadeed ee Xisbiga KULMIYE la soo bandhigo oo lagu qabtay Hotel-ka Maansoor ayaa waxa ka soo qeybgalay tiro dadweyne gaadhaya 700 oo qof  oo ay ka mid ahaayeen labada Musharax ee jagada Madaxweynaha iyo jagada madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga KULMIYE ugu tartami doona doorashada madaxtooyada ee bisha June Md Axmed Maxamed Maxauud [Siilaanyo], iyo Md C/raxmaan Cabdillahi Ismaciil ( Saylici), Guddidada fulinta iyo gudida dhexe ee Xisbiga, Masuuliyiin ka socday Xisbiga Mucaaridka ah UCID, Abwaano caana oo ay ka mid yihiin Maxamed Ibraahim Warsame [Hadraawi], Xasan Xaaji Cabdilaahi [Xasan Ganay] iyo Maxamed Aadan Dacar, Ururada bulshada, Ururada haweenka, Ururada dhalinyarada iyo marti sharaf kale.
DAAWO 

3 comments:

Anonymous said...

You really make it seem so easy with your presentation but I find this matter to be actually something that I think I would never understand.

It seems too complicated and very broad for me. I am looking forward for your
next post, I'll try to get the hang of it!

my weblog :: http://www.xxxvideofix.com/

Anonymous said...

Hey, I think your blog might be having browser compatibility issues.
When I look at your blog in Safari, it looks
fine but when opening in Internet Explorer, it has some overlapping.
I just wanted to give you a quick heads up! Other then that, superb blog!


my site :: Webcam Videos Free XXX Videos

Anonymous said...

I think the admin of this web site is really working hard in
support of his web page, for the reason that here every material is quality
based information.

Here is my page - girls piss

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...