Muqdisho (RBC Radio):-Odayaal dhaqameedyada magaalada Muqdisho ayaa isku khilaafsan sida laga yeelayo xaaladda deegaanada ay degto beesha Hawiye oo larumaysanyahay in ay gacanta ugu jiraan xoogaga Islaamiyiinta xagjirka ah.Gudoomiyaha golaha dhaqanka Beelaha Hawiye Garabka uu hogaamiyo Axmed Diiriye Cali Maxamed Xasan Xaad ayaa ku baaqay in beesha Hawiye ay isugu tagto dagaal ka dhan ah Al Shabaab iyo Xusbul islaam oo uu ku tilmaamay Nabad diid xagjir ah.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment