Baladweyn(AllPuntland)- Ciidamo & gaadiid dagaal oo ay wataan oo ka tirsanaa kooxda Ahlu Suna ayaa isku dhiibay Dhaqdhaqaaqa Xisbul Islaam ee gacanta ku haya gobalka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya, iyadoo Saxaafada loo soo bandhigay.
Saraakiisha ciidamada ee Xisbul Islaam ayaa sheegay in ay soo dhaweeyeen dhalinyaradan ka timid gobalka Galguduud, oo ay hada meelo ka mid ah maamulayaan Ahlu Suna oo ku kala tagtay heshiiskii magaalada Addis Ababa.
Gaadiidka dagaalka iyo ciidamada saran ayaa joogay deegaanada xadka udhaxeeya Hiiraan & Galgudud, waxa ayna ka caroodeen sida ay sheegeen qababka ay kooxda ay ka tirsanaayeen wax uwaday, oo ay sheegeen in ay tahay mid ka soo horjeeda ajendayaashii markii hore ay ku tageen goobahaasi.SII AKHRI
No comments:
Post a Comment