Gaalkacyo (RBC) Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al Shabaab oo ku hubeysan in ka badan 15 gaadiidka dagaalka ayaa saaka gaarey meel qiyaastii degmada Xarardheere u jirta 30-km iyagoo ka soo kicitimay degmada Ceeldheer iyo degaano kale oo ay dhowaan qabsadeen. Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Shabaab ay xaley soo gaareen duleedka Xarardheere iyadoo si weyn looga cabsi qabo inay saacadaha soo socda ay la wareegaan. Sii Akhri
No comments:
Post a Comment