
Radio RBC Muqdisho: Shir Saxaafadeed uu Maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Ururka Xisbul-islaam ayaa waxa uu Sheegay in Sargaalka Axmed Madoobe uu la Heshiiyay Dowladda kumeel Gaarka Soomaaliya Xassan Daahir Aways ayaa Eed u jeediyay Axmed Madoobe Heshiishka uu la galay Dowladda Soomaliya waxa uuna Sheegay in Heshiiskaasi uu yahay mid lagu soo Weerari rabo Gobolada Jubooyin.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment