Muqdisho (RbC Radio):-Garab katirsan Ururka Xisbul islaam ayaa qarka u saaran in ay la Midoobaan Dhaq dhaqaaqa Hubaysan ee AL Shabaab oo larumaysanyahay in uu xariir laleeyahay Urur weynaha Al Qaacidda e uu sheekh Osama hogaamiyo.Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa RBC u xaqiijiyay in saraakiil sar sare oo katirsan Xisbul islaam ay gadood ka yihiin Xisbiga islamarkaana ay wadahadallo kula jiraan kooxda Hubaysan ee Al Shabaab.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment