
Radio RBC Mugadishu:Sargaal ka Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wararkii Sheegaayay in ku Biirey Dowladda Soomaaliya iyo Eedeyntii Xassan Daahir Aways,waxa uuna Sheegay in Gudoomiyaha Ururka Xisbul-islaam uu Eedeynta Xiligaan uu usoo jeediyo tahay mid Nasiib dara ah. Axmed Mdoobe ayaa Sheegay in uu sii wadi doono dagaalada uu ka wado Gobolada Jubooyinka Ee kala dhaxeeyo Kooxda Al-Shabaab,waxa uuna Meesha ka saarey in uu Heshiis la galay dowladaha Soomaliya iyo Kenya.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment