Muqdisho (RBC Radio):-Isbahaysigii Argagaxisa ladirirka ee sanadii 2006-da ka aas aasmay magaalada Muqdisho oo ay isla sanadkaasi ka adkaadeen Maleeshiyaadkii maxaakinta islaamka ee burburay ayaa hadda madaxa lasoo kacaya.Magaalada Muqdisho iyo gobalka G/gaduud waxaa si habsami leh uga shaqa bilaabay shaqsiyaad katirsanaa Isbahaysigaasi fashilmay oo hadda isku bedelay Ururka Ahlusuna.
Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Bashiir Raage Shiiraar oo isku ah ganacsade iyo Dagaal Ooge hore uu hadda guluf ugu jiro sidii uu usoo noolayn lahaa Ururkii Argagaxisa ladirirka isagoo adeegsanaya magac diin.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment