Muqdisho (RBC Radio):-Maamulka Gobalka Banaadir u qaabilsan Dhaq dhaqaaqa hubaysan ee Al Shabaab ayaa maanta shaaciyay in ay soo gaba gabeeyay Howlgallo ay ku burburinayeen qabuuro ay ku aasnaayeen dad wadaado ah.Shir Jaraa’id oo uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay sheekh Saacid Karataay madaxa Al Shabaab u qaabilsan ladagaalanka qabuuraha kor loo dhisay ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen wejigii 1-aad ee ladaaalanka qabuuraha suufida. Sii Akhri
No comments:
Post a Comment