Muqdisho (RBC Radio):-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qabakii ay maanta Ciidamada AMISOM Xabsiga u dhigeen maareeyihii hore ee Dekadda magaalada Muqdisho Cadbi Jiinow calasow oo waqti dheer maamulayay Dekadda.
Duhurnimadii maanta ayay ciidamada AMISOM ee ku sugan Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho xoog ku galeen xafiis uu Cabdi Jiinow ku leeyahay Dekadda magaalada Muqdisho kadibna ay banaanka usoo saareen Jiinow oo jeebaysan Sii Akhri
No comments:
Post a Comment