Muqdisho (RBC Radio):-Madaxaweynaha dowlada Federaalka KMG Somaliya shariif Sheekh Axmed ayaa ku mashquulsan xalinta khilaafaadyo u dhexeeya Goliha wasiirada Dowlada KMG ah oo gacan ka hadal sababay.Shariif Sheekh Axmed oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in uu xaliyo khilaaf weyn oo u dhexeeya maamulka gobalka Banaadir iyo mid kamida Beelaha dega magaalada Muqdisho.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment