Monday 21 February 2011

Dr Cali Warsame: Waxaan oran lahaa dadka mudaharaadaya waa in ay ku hor mudaharadaan xafiiska Ethopia ee ka furan garoowe

Ethopia Door ayey ka cayareysa Dagalada Sool
Machadka Istiratijiyada Siyasada Ee Geeska Africa
Madaxiise Sare
Dr : Cali warsame
ilaheykabaq@hotmail.com
Feb 22 2011
Waxa haboon Puntland in ay saxdo siyasada khaldantey ee ku jiheysan in ay xafiis uga furto Ethopia caasumada Garowe , Ethopia waxa ay sal kuleedahay dagalada sokeeye ee somalia gaar haan kuwii ka dhacay Galmudug iyo puntland, maantana waxa ay tageero buuxda siisey Somaliland , oo maamulkeedu yahay maamul  somalidiid ah.
Waxa ay Ethopia ciidamadeedu soo galeen xuduuda somalia, iyagoo dad somalia ah u kala hiilinaya marar fara badan , oo waxaad xasuusataan dagaalkii Ethopia ay la gashey dadkasoo jeeda degaanka Sool mudo laga jooga dhowr bilood.
Puntland kama liidato reer kismaayo wixii amnigiina wax u dhima waa in talaabo laga qaado, oo la xira xafiiskan , markiisa horeba siyasad dag dag ah ayaad ku dhisteen ,waxaana ay aheyd in aad ka fiirsataan.
Ethopia waa cadowga umada somaliyeed , Ethopia saxiib maleh ee waxa ay saxiib la tahay maslaxadeeda oo ku dhisan burburinta somalia.
Ethopia, Somaliland iyo puntland makala jecla, ee waxa ay rabta waa burburka umada somaliyeed .

Waxayna dad ugu jeceshahay qofkii somalidiid ah sida Somaliland oo kale.
Ethopia xafiiskeeda hada kahor ayaan sheegey in ay aheyd khalad waxa looga furay Garowe , oo shaqada ay ka fulisa xafiiskaas waa jaajuusnimo iyo in ay la socoto Puntland dhaqdhaqaaqeeda ciidan iyo keeda siyasadeed.
Codsigeygu wuxuu ku jiheysan yahay in la xiro xafiiskan ama ay shacabka reer garowe ay kacdoon ku qadaan xafiiskan oo la guba , waa haduu maamulku wax ka qaban waayo in uu xiro xafiiska Ethopia ey ku leedahay Garowe.
Waxaan oran lahaa dadka mudaharaadaya waa in ay ku hor mudaharadaan xafiiska Ethopia ee ka furan garowe ,waana in la gubo , oo amxaarada dalka laga saaro .
Wadanka waxa ay keeneyn waa anshax xumo iyo qaxooti oromo iyo amxaaro iskugu jirta waana in laga saaro dalka , oo la saxo wixii khaldamey oo dhan.
Machadka Istiratijiyada Siyasada Ee Geeska Africa
Madaxiise Sare
Dr : Cali warsame

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...