Qaar ka tirsan Culumaa’udiinka Muqdisho oo ku baaqay Kacdoon la mid ah kuwii ka dhacay Masar iyo Tuunis.
Sheekh Jaamac C/salaam Aadan oo ka mid ah Culimada sida weyn looga yaqaano gudah dalka Soomaaliya iyo gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay Kacdoonkii ka dhacay dalalka Tuunis iyo Masar, wuxuuna sheegay in Shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay inay ciyaaraan dowr noocaas oo kale ah si dalka looga saaro Ciidamada Shisheeyaha ee kusoo duulay.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment