Sunday 20 February 2011

Khilaafka Shabaab & Burcad Badeeda Iyo Waxyaabaha Sababay!! (Warbixin)

Muqdisho (RBC) Warar laga heley ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay xarakada Shabaab iyo kooxaha burcad badeeda ee fariisimaha waaweyn ku leh xeebaha gobolka Galgaduud ee bartamaha wadanka Soomaaliya.
Xarakada Shabaab ayaa horey xiriirka ay la leeyihiin kooxaha burcad badeeda, gaar ahaan degmada Xarardheere iyo nawaaxigeeda uu ahaa mid dhow waxaana xiriirkaasi uu ku saleysnaa lacagaha madax furashada ee laga qaado maraakiibta oo qeyb ahaan wax laga siin jiray saraakiisha Shabaabka.
Hase yeeshee in xiriirkii u dhexeeyey labada dhinac uu xumaado- ayaa la sheegayaa in ay sabab u tahay labo arimood oo kala ah;-
Shabaab oo dalabaday 20%
-Arinta koowaad ayaa ah Saraakiisha Shabaab ee gobolada dhexe ayaa soo saaray in wixii hadda ka dambeeya Shabaabka ay qaadan doonaan 20% lacagaha madax furashada ee y burcad badeeda ka  qaataan maraakiibta ay soo afduubaan ee ay keensadaan xeebta Xarardheere oo maamulkeeda gacanta ay ku hayaan Shabaab.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...