
Wasiirka Warfaafinta maamulka Soomaaliland Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in dagaalka ka jira deegaanka Kalshaale uu yahay mid lagu soo qaadey maamulka Soomaaliland, dagaalkaasi oo eediisa uu dusha u saarey Ururka SSC ee ka dagaalama gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn.
Xaabsade ayaa beeniyay in ay xasuuqeen shacab degan gobolka Ceyn, hase ahaatee waxaa uu sheegay dadka ay la dagaalamayeen in ay yihiin ciidamada Ururka SSC ayna u adeegsadeen hubka noocyadiisa culus sida laga soo xigtay Wasiirka WarfaafintaSii Akhri
No comments:
Post a Comment