Tuesday 8 February 2011

Ahlu Suna Waljamaaca oo ka soo horjeesatay mudo kordhinta baarlamaanka KMG Soomaaliya

Muqdisho RBC Radio) Culumo udiinka Ahlu Suna Waljamaaca ayaa ka hadlay mudo kordhibnta ay samaysteen baarlamaanka KMG Soomaaliya.
Sheekh Cumar C/qaadir gudoomiyaha gudiga talada culum o udiinka Ahlu Suna Waljaamaca ayaa waxa uu sheegay in mudo kordhinta baarlamaanka KMG Soomaaliya in ay tahay mid aanan haboonayn xiligaan.
Gudoomiyaha gudiga talada culum o udiinka Ahlu Suna Waljaamaca Sheekh Cumar C/qaadir ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in arintaasi ay tahay mid aanan  laga fiirsan.
Waxa uu sheegay in xilidhibaanada dowlada KMG Soomaaliya ay ku deg degaan go aanka ay ku kordhiyeen mudada ay sii jiraan.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...