Thursday 3 February 2011

Al-Shabaab iyo Ahlu Suna oo ku dagaalamay gobalka Galgaduud

Dhuuso mareeb RBC Radio) Dagaalo ayaa la sheegay in saakay  ay ka dhaceen deegaanka Dhagaxyaale ee gobalka Galgaduud.
Dagaaladaan ayaa waxa ay u dhaxeeyeen ciidamada Ahlu Suna waljamaaca iyo kuwa xarakada Al-Shabaab.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaaladaan ay dhaceen halkaasi markii ay gaareen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.
Dagaaladaan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay khasaaro geesteen inkastoo aan wali la ogayn inta uu la egyahay khasaaraha y geesteen dagaaladaasi
Ma jirto wali wax war oo ka soo baxay dhiunacyada Ahlu Suna iyo xarakada Al-Shabaab oo ku aadan dagaalada la sheeay in ay ka dhaceen deeaanada Dhagaxyaale.
Ma ahan markii uu horay oo ay daaalamaan Ahlu Suna Waljamaaca iyo Xarakada Al-Shabaab isla markaana ay ku daaalamaan deeaano ka tirsan gobalka aladuud.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Dhuuso-mareeb

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...