Garowe (RBC Radio):- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka waramay kulan saacado qaatey oo uu la yeeshay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay, wafdigaasi oo soo gaarey Puntland.
Madaxweynaha ayaa sheegay in wafdiga ay horkacaysay Kuxigeenka Xoghaya Qaramada Midoobay ee arimaha Bini’aadanimada Ms, Valerie Amos isla markaana ay xubno ka ahaayeen Xiriiriyaha Arimaha Bini’aadanimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr, Mark Bowden, Saraakiil kale oo ka socota xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi, Garowe iyo Suxufiyiin Caalami ah.
Mudane C/raxmaan Faroole waxaa uu intaa ku daray in kulan waqti qaatay ay gudaha Madaxtooyada Puntland kula yeesheen wafdigani isla markaana ay ka wada hadleen qodobo aad u muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen Amniga, Abaaraha, Burcadbadeeda, Siyaasada iyo Horumarka bulshada Puntland.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment