Muqdisho (RBC) Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in iska horimaad u dhexeeya ciidamada Ahlu Sunna iyo maleeshiyo beeleed uu shalay galab ka dhacay gudaha degmada Guriceel.
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday labo kalena way ku dhaawacmeen iska horimaadkan kaasoo bilawday kadib markii maleesiyaadka hubeysan ay dheceen gaari ay heysteen ciidamada Ahlu Sunna kaasoo markii hore lagala wareegay maleeshiyada.
Gaariga oo noocisu yahay Landcriuser Surf ayaa ayaa maleeshiyaadka waxay markii hore ay kala soo goosteen ururkii Xisbul Islaam ee degmada Xarardheere. Waxaana maleeshiyaadkii lasoo goostay ay ku wareejiyeen Ahlu Sunna oo iyagana u balanqaaday lacag inay kaga iibsan doonaan.Read More
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment