Tuesday 8 February 2011

Axmed Cabdi Xaabsade: Xaglatoosiye Cid uu Metelo Ma Jirto Wayna naga Go’an Tahay inaan Tirtirno Ciidanka uu Sameystay

Hargeysa (RBC) Axmed Cabdi Xaabsade oo ah wasiirka warfaafinta ee maamulka Somaliland kana soo jeeda deegaanka Sool ayaa maanta ka hadlay dagaalkii shalay ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka SSC ku dhexmaray Kalshaale.
Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay Kalshaale uu ka dambeeyey weerar ay soo qaadeen ciidamada SSC isagoo ku eedeeyey inay deegaankaasi ka wadaan nabadgelyo xumo.
Xaabsade oo shirkiisa jaraa’id waxyaabo kala duwan ku soo qaaday ayaa sheegay inuu jiro khasaare fara badan oo dhimasho iyo dhaawac ah oo dagaalka ka dhashay kaasoo uu sheegay inuu soo gaaray labada dhinac. Wuxuuna tilmaamay inuu aad uga xun yahay khasaaraha ka dhashay dagaalka.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...