Thursday 17 February 2011

Beesha Sacad oo Cadeysay inuusan Galmudug ku-abtirsan Daahir-Calasoow (Dhageyso ama akhriso War-murtiyeed Beesha Sacad soo saartay oo Soomaalida ku socda)

Warmutiyeedkan waxaa si wadajir usoo saaray milkiilaha  Idaacada Hobyo Cabdiasiis Xaashi Xogolof  iyo Milkiilaha Idaacada Codkamudug Cabdulqaadir Qalabxoor, Anagoo ku hadlayna magaceena iyo midka dadweynaha Galmudug waxaan ummada afka Soomaaliga ku hadasha u cadaynaynaa hadii aan nahay Beesha Sacad in magaca Beesha nin sheeganaya oo lagu magacaabo Daahir Calasoow,kaasoo dadka ku aflagaadeeya marna baad ku-weydiista Webka uu iska leeyahay ee Waagacusub inuusan ka tirsaneyn Beesha uu magaceeda ku qaraabanayo

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...