Gen, Qeybdiid iyo wafdiga uu horkacayo ayaa la sheegay in ay Garowe u yimaadeen si ay ula kulmaan mas’uuliyiinta sare ee dowladda Puntland, iyagoo doonaya in ay kala hadlaan arimaha maamulka Galmudug ee deriska la ah dowlada Puntland.Wararka laga helayo xubno ka mid ah wafdiga waxaa ay sheegayaan in wafdiga uu horkacayo Cabdi Qeybdiid ay Garowe joogi doonaan maalmo kooban, iyagoo doonaya in ay kulamo gooni gooni ah la yeeshaan mas’uuliyiinta Puntland.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment