Tuesday 15 February 2011

XOG: RBC Radio oo Heshey Magaca Sarkaalkii Hogaaminayey Ciidamadii Maanta Dadka ku Laayey Mudaaharaadka

Muqdisho (RBC) Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada DKMG ah ee magaalada Muqdisho waxaa shaaca laga qaaday sarkaalka hogaaminayey askartii maanta agagaarka madaxtooyada Villa Soomaaliya ku xasuuqday dad rayid ah oo ka qeybqaadanayey dibadbax nabadeed.
Sarkaal lagu magacaabo MAXAMED XAREED ayaa hogaaminayey ciidanka maanta dadka rayidka ku laayey agagaarka madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxaana sida naloo xaqiijiyey ciidankaasi ay ka tirsan yihiin ciidanka gaarka ah ee madaxtooyada.
Sarkaalkaasi lagu magacaabo Maxamed Xareed ayaa la xaqiijiyey inuu waqtiga ciidamadu dadka ku fureen rasaasta qoriga DSHK uu la socday gaariga tiknikada ee ciidamadaasi ay wateen.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dadka laayey ay ka horjeedeen mudahaaradka oo ku dhawaaday xarunta madaxtooyada oo uu xilligaasi uu ku sugnaa madaxweynaha DKMG Shariif Sheekh Axmed.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...