
Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in ay tahay wax si aad ah u xun in ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ay dad shacab ah oo banaanbax dhigayay ay iska laayaan.
Maxamamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa waxa uu sheegay in maamulka gobalka Banaadir uu iminka ogyahay in ilaa iyo 6 ruux ay ku dhinteen sidoo kale waxa uu sheegay in dhaawacu uu gaarayo ilaa iyo 16 ruux oo kale.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment