Garowe (RBC Radio):- Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa u dhaqaaqay dhinaca gobolada Sool iyo Ceyn halkaasi oo ay ka jiraan dagaalo ciidamada maamulka Soomaaliland ay kula jiraan dadka deegaanka.
Sida RBC Radio ay u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada Garowe, waxaa jiray dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u xoogan oo saacadihii la soo dhaafey ka jiray gudaha magaalada iyo daafaheeda.
Guutooyin ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland oo ay hoggaaminayaan Saraakiisha sar sare ee dhinaca Milatariga Puntland ayaa la sheegay in ay saacadihii la soo dhaafey ka amba baxeen magaalada Garowe ee caasimada Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.
Bixitaanka ciidamadaasi oo aysan inta badan dadka magaalada Garowe aysan kawada warqabin ayaa waxaa la sheegay in si xeeladeysan ay uga baxeen magaalada iyadoon laga warqabin meesha rasmiga ah ee ay aadeen, haddana waxaa warar hoosaadyadu sheegayaan in dufcadahaasi ciidamada ah ay u ruqaansadeen dhinaca gobolada Sool iyo Ceyn.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...

No comments:
Post a Comment