Friday 18 February 2011

DEG DEG: Ciidamada AMISOM oo Soo Bandhigay Maxamed Dheere oo Katiinadeysan, Kuna Wareejiyay DKMG (Sawiro)

Muqdisho RBC Radio) Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ayaa goor dhow waxa ay soo bandhigeen gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb [Maxamed Dheere] oo ay soo xireen 16-kii bishan.

Saraakiisha ciidamada AMISOM ayaa Maxamed Dheere waxa ay ku soo bandhigeen xarunta xalane oo ah saldhigooda ugu wayn ee ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho, waxaana goobtajoogay saraakiil ka tirsan militariga iyo nabadsugida DKMG ah Soomaaliya.

Saraakiisha Amisom ayaa Maxamed Cumar Xabeeb oo gacmaha ka jeebeysan dhinacyadana ka taagan yihiin askar Amisom ka tirsan ayaa waxay ku wareejiyeen saraakiisha nabadsugida ee DKMG oo goobtaasi kula soo wareegay.Daawo Maxamad dheere oo bah dilan

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...