Friday 18 February 2011

Nuxurka Heshiiskii Galmudug iyo Puntland (Feb-17-2011)

Madaxweyne ku xigenada Puntland & Galmudug
Wafdi ka socda maamulka Galmudug ayaa 15kii Febraayo 2011 waxa ay soo gaareen caasimadda Dawladda Puntland (Garoowe). Ujeedada kulanka oo ahayd in ay ka wada hadlaan sidii labada maamul ay u yeelan lahaayeen iskaashi darisnimo iyo sidii ay wadajir uga hortagi lahaayeen wixii khatar ku ah guud ahaan Soomaaliya gaar ahaana deegaanada ay maamulaan.
Gudagaliddii arrimihii iskaashiga guud waxaa ka wada qaybgalay
Maamulada Puntland iyo Galmudug waxaana laga wada hadlay ajande ka kooban Saddex qodob oo kala ah:
1. Xal u hellidda arrimaha Soomaaliya
• Sidee mowqif cad oo isku mid ah looga istaagi karaa xaaladda
Soomaaliya?
• Arrinta waqti kororsiga Baarlamaanka iyo Xukuumadda kumeelgaarka ah.
• Sidee shir dib u heshiisiineed loo qaban karaa, xaggeese lagu qaban
karaa? Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...