Thursday 17 February 2011

DEG DEG: Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Maxamed Nuur Tarsan oo Goordhoweyd Xilka Laga Qaaday

Muqdisho (RBC) Sida goordhow uu noo xaqiijiyey ilo wareed ku sugan xafiiska madaxtooyada DKMG Soomaaliya waxaa xilkii laga xayuubiyey gudoomihii gobolka Banaadir Maxamed Axmed Nuur Tarsan.
Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa saaka saxiixay wareegto xilka looga qaadayo gudoomiyaha gobolka Banaadir Tarsan oo lagu eedeeyey inuu masuul ka ahaa mudaaharaadkii dadka rayidka ku dhinteen ee maalinimadii Talaadadii ka dhacay afaafka hore ee Ex-Fiyoore oo ku dhow xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Wariyaasha RBC Radio ayaa soo sheegaya in xaflad ay hadda ka dheceyso xarunta madaxtooyada taasoo xilka looga qaadayo Gudoomiyaha gobolka Bnaadir Tarsan, waxaana lagu wadaa in isla maanta xilka gobolka Banaadir loo dhiibo shakhsi kale oo uu madaxweynuhu magacaabayo.
Xil ka qaadista Tarsan ayaa noqoneysa talaabadii labaad ee dawlada ka qaado dhacdadii maalintii Talaadadii dadka 4 ruux ah ku dhinteen 20 kalana ku dhaawacmeen iyadoo xalay ciidamada Amisom ay xireen 5 ruux oo uu ku jiro Maxamed Dheere oo loo haysto inuu ka dambeeyey falkii dadka lagu laayey.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...