Wednesday 16 February 2011

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilkiisa ku weynaya dhacdadii shalay (Warbixin)


Iyadoo shalay dhacdo xanuun badan oo Ciidamo ka tirsan dowladda ay ku laayeen dad rayid ah oo banaan baxayay ayaa waxaa isa soo taraya eedeymaha iyo cambaareynta ku aadan falkaas iyo abaabulka uu lahaa Maamulka Gobolka Banaadir.

Falkii shalay oo ahaa mid dadka reer Muqdisho ay ka wada argagaxeen, isla markaana qeybaha bulshada ay si xoog leh u cambaareeyeen ayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo lahaa qaban qaabinta banaan baxaas ayaa lagu eedeeyay inuu mas'uul ka yahay dhibaatadaas.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...