Monday 21 February 2011

DEG DEG: Shabaab oo Sheegatay Weerarkii Ismiidaminta ee Maanta Lala Beegsaday Xarun ay Lahaayeen Booliska DKMG

Muqdisho (RBC) Afhayeenka guud ee xarakada Shabaab Sheekh Cali Dheere oo goordhoweyd la hadlay warbaahinta gudaha ee Muqdisho ayaa sheegtay in masuuliyada qaraxii ismiidaaminta ee maanta lala beegsaday xerada ciidanka booliska ee Sarenda oo ku taala degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. Sheekh Cali Dheere oo shaaciyey war kooban oo Shabaabka ay siidaayeen ayaa qiray in xarakada Shabaab ay masuul ka ahayd weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday xerada Sarenda ee booliska, Wuxuuna intaa ku daray in khasaare weyn ay u geysteen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan DKMG ah.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...