Warar lagu kalsoonaan karo oo aanu kasoo xiganay Mas’uul horey uga tirsanaa Xukuumada Puntland ayaa sheegaya in shir deg deg ah uu ka dhacay magaalada Garowe ee caasimada Puntland, shirkaasi oo dhexmaray Qunsulka dowladda Ethiopia u fadhiya Puntland iyo Madaxda sare ee Puntland, kulankaasi oo ay kaga hadlayeen arimaha gobolka Ceyn, gaar ahaan dagaalka ka jira Kalshaale iyo Hagoogane.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment