Saturday 5 February 2011

Ganacsatada Soomaaliland Oo Cabasho Ka Muujinaya Canshuur Lagu Kordhiyey

Berbera (RBC Radio):- Ganacsatada Soomaaliland ayaa cabasho balaaran waxaa ay ka muujinayaan wareegto ka soo baxdey xafiiska Wasaarada Maaliyadda maamulka Soomaaliland taasi oo lagu kordhinayo canshuurta laga qaado ganacsatada.
Cabashada Ganacsatada ayaa timid kadib markii lagu wargeliyay in badeecada ay dalka keenayaan lagu kordhiyey canshuur cadad ahaan gaareysa ilaa iyo 30% taasi oo la sheegay in laga bilaabo bishan aynu ku guda jirno laga qaadi doono dhamaan ganacsatada badeecadaha kala duwan keensata Soomaaliland. 
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...