Wednesday 9 February 2011

Howlihiii dekeda Muqdisho oo dib u bilaamey

Howlihiii dekeda Muqdisho oo afar cisho ka dib saaka dib u furmay ka dib markii la xaliyey khilaaf ganacsatada iyo maamulka soo kala dhex galay
Waxaa saaka dib bilowday howlihii dejinta iyo dhoofinta ee ka socday dekeda weyn ee magaaladq Muqdisho sida ay boggan u sheegeen masuuliyiin ka tirsan dekeda Muqdisho oo aanu xiriiro kala duwan la sameynay ka dib markii ay hakad ku jireen afartii maalmood ee la soo dhaafay.
Hakad ku jiray howlihii dekeda Muqdisho oo xayirnaa afartii maalmood ee tagtay ayaa yimid ka gadaal markii uu khilaaf soo kala dhaxgalay wiishleyda dekeda ka howlgasha oo gacan ka helaya maamulka dekeda iyo ganacsadatada badeecadaha kala soo dega dekedaasi kaasoo yimid markii ganacsatadu ay diideen amar maamulka dekeda uu soo saaray oo sheegaya in wiishashka wax ka soo dejiya maraakiibta ay qaab kaltan ah ama tooko ah ay shaqada u qeybsadaan.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...