Thursday 17 February 2011

Indhacade: Maamulka Gobalka Banaadir ayaa qayb ka qaadanaya masuuliyada Dadkii lagu laayay Muqdisho

Muqdisho RBC Radio) Hogaamiyaha ururka Xisbul Islaam Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa waxa uu ka hadlay dhacdadii dadka shacab ah lagu laayay magaalada Muqdisho.
Hogaamiyaha ayaa waxa uu sheegay in wax si  aad ah looga xumaado ay tahay in lalaayo dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Sheekh Yuusuf maxamed Siyaad Indhacae ayaa waxa uu sheegay in masuulida dadkaasi lagu laayay magaalada Muqdisho ayaga oo dhigaya banana baxyo ay qayb ka qaadanayaan masuuliyiinta maamulka gobalka Banaadir.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...