- Wednesday, 16 February 2011 05:35
Hogaamiye kooxeedkii la miciyo siibay ee Cabdi Nuurre Siyaad oo ku magac dheer Cabdi waal ayaa ka hadlay xasuuqii shalay Maleeshiyaad ka tirsan Dowladda KMG-ka ay ka geysteen degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.
Cabdi waal oo la hadlayay Idaacadda Islaamiga ah Alfurqaan ee magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Xasuuqaasi ay mas’uul ka yihiin Hogaamiyaha Dowladda KMG-ka iyo Ergeyga qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Mahiga. Sii Akhri
No comments:
Post a Comment