Thursday 17 February 2011

Maleeshiyaadka DKMG ah oo Rasaas ku furay dad ku sugnaa Masjid.

Thursday, 17 February 2011 15:09

amiirnuur.comWaxaa sii kordhaya tacadiyada ay maleeshiyaadka Dowlada KMG ah 24 kii saac ee lasoo dhaafay ugeysteen Muslimiinta kunool degmada dharkenleey ee magaalada Muqdisho iyadoo tirada dhimashada ay mareyso 8 qofood iyo 5 ruux oo ay dhaawac xoogan ugeysteen.

Sii Akhri
Xaalada degmada dharkeenleey ayaa cakiran gaar ahaan xaafadda Tabakaayo Madow oo ay ka jiraan dhaq dhaqaaq ciidan iyadoo rasaas ay si toos ah maleeshiyadu ugu fureen dhalinyaro kasoo baxay Masjid kuyaala xaafada oo ay uga shakisanyihiin qaraxii xalay lagula bartilmaameed saday goob ay ku qeybsanayeen Khaat ay soo dhaceen.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...