- Thursday, 17 February 2011 16:08
Maxamed Cismaan Dhagaxtuur gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir u qaabilsanaa DKMG ah ayaa maanta duhurkii si dirqi ah uga bad baaday isku day ay ciidanka shisheeye ku qaban lahaayeen si lamid ah Maxamed dheere.
Isagoo wata gaari Tikniko ah ayuu dhagaxtuur u cararay Howdka degmada Dharkeynleey halkaasi oo uu ka helay maleeshiyaad beeshiisa ah oo u balan qaaday in ay ka difaacayaan Maleeshiyaadka Villa Somaliya iyo AMISOM.
Sii Akhri
No comments:
Post a Comment