Monday 14 February 2011

Khasaarihii ugu balaarnaa oo Cadawga kasoo gaaray dagaalkii galabta iyo Mujaahidiinta oo Caawa ku naaloonaya guul (Warbixin).

Dagaalkii  cuslaa ee maanta ka bilaawday magaalada Muqdisho ayaa soo gaba gaboobay kadib markii ay jabeen cadawga shisheeye iyo xulufadooda Soomaalida ah ee gaalada u adeega.



Taliska ciidamada Mujaahidiinta ayaa xaqiijiyay in ciidamada Kufaarta Afrikaanta ah iyo Maleeshiyada DKMG ah si xun ugu jabeen dagaalka kadib markii ay Mujaahidiintu Jiidda dagaalka kusoo bandhigeen geesinimo iyo xeelada dagaal.

Saraakiisha Mujaahidiinta iyo cadawga ayaa si isku mid ah u sheegay in wax guulo ah aysan gaarin  dhinacii duulaanka soo qaaday, dagaalku wuxuu ka dhacay Makka Al-mukarama ilaa iyo Isgoyska Sayidka halkaasi oo ay difaacyo adag ku leeyihiin Mujaahidiinta.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...