Waxaa gabaabsi kusii dhow mudadii Boqolka maalmood aheyd ee Raysl wasaaraha Dowladda KMG-ka Maxamed C/llaahi Farmaajo sheegay in magaalada Muqdisho uu kaga sifaynayo Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab. Inkasta oo Shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah ee dalka Soomaaliya gaar ahaan wilaayada Banaadir ay wada ogaayeen in hadalka Farmaajo uu yahay hadal laaba-kac ah oo aan dhaafsi-saneyn afka baarkiisa ayaa haddana waxay taasi niyad jab ku noqotay Dowladda KMG-ka hogaan iyo Ciidanba.SII Akhri
No comments:
Post a Comment