Monday 14 February 2011

Wecelkii Sacadka sheeganayay oo maantana aflagaadeeyay

Kadib markii ay soo baxeen warar uu Webkiisa ku faafiyay nin caado ka dhigtay inuu aflagaadeeyo Dumarka Soomaaliyeed;qaasatan Dumarka Galmudug kuwaado bulshada ku-leh ixtiraamka,Waxaa wax lala yaabo ah in wiilka tifafriraha ka ah Webka Waagacusub ee Soomaalida u taqaan (Ceebtacusub)ee  Daahir Calasoow ee isagu sheegta Beesha Sacad balse la wada og-yahay inuusan u dhalan Beesha uu isku dhajinayo,ayaa hadana markan bilaabay inuu Burush-wasaqeysan kula dul-kufo Abwaanada Sahro Daahir Mire,waxayna Soomaali  badan xasuustaan inuu maalmo ka hor aflagaadeynayay Abwaanada lagu magacaabo Dhoofo Khaliif oo iyadana u dhalatay Galmudug,waxayna dhamaan Jaaliyada Galmudug isku raacday inuusan ninkaasi aheyn Beesha uu magaceeda ku qaraabanayo,iyadoo aan ognahay in magaca (Calasoow)aysan la bixin dadka u dhashay Beesha Sacad SII AKHRI

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...