Sunday 13 February 2011

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle: Go’aankii Waqti Kordhinta Barlamanka DKMG Soomaaliya Way ku Degdegeen Laakiinse Ka Noqosho Maleh

Jabuuti (RBC) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyey BBC-da ayaa ku tilmaamay go’aankii waqtiga ay ku kororsadeen xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya inuu ahaa mid lagu degdegey.
“Go’anku wuxuu ahaa mid lagu degdegey oo la rabay in aad looga fiirsado laakiin waxaan u aragnaa innu ka noqosho lahayn wayo barlamnka iyagaa masiirkooda u madaxbanaan”, ayuu yiri madaxweyne Geelle.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sidoo kale sheegay in markii go’aankaasimudada saddexda sano ah ay ku kororsadeen xildhibaanada barlamanka KMG ay ku gacan seyreen wadamada beeshacaalamka oo ay ku jiraan wadamada IGAD, balse taasi ku tilmaamay fara gelin madax banaanida Soomaaliya lagu sameynayo Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...