Muqdisho RBC Radio) Kulanm looga hadlay balaarainta maamulka Gal-Mudug ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Kulankaan ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Gal-Mudug Xildhibaano iyo masuuliyiin kale.
Xildhibaan C/rixmaan janaqow oo ka mid ah ahaa xildhibaanadii ka qayb galay kulankaasi ayaa saxaafada la hadlay waxa uuna sheegay in kulankaasi lagu soo hadal qaaday arimo ku saabsan balaarinta maamulka Gal-mudug.
Xildhibaankaan ayaa waxa uu sheegay in leesku soo hadal qaaday arimo la xariira sidii maamulkaasi loo gaarsiinlaa deegaanada kale ee gobalka Galgaduud.Read More
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Thousands of Somalis have fled the drought and the fighting Continue reading the main story ...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
No comments:
Post a Comment