Sida la wada ogsoon yahay, ciidamadii Daraawiishta ee uu hogaaminayey mujaahid Sayid Maxamed Cabdulle Xasan waxay ahaayeen kuwo culus oo marar kala duwan ka dhacay qeybo ka mid ah waqooyiga Soomaaliya, waxayna dagaaladaasi sababeen khasaarooyin xoogan oo soo gaaray ciidamadii gumeysiga iyo Daraawiishtii xaq u dirirka ahayd ee wadankooda daafacanayey.Dawlada Ingiriiska waxay horey u qiratay in jab weyn uu kazoo gaaray dagaalkii ay la galeen ciidamada Sayidka oo ay u bixiyeen magaca “Wadaadkii waalnaa” ama “the mad mullah”. Sii Akhri
No comments:
Post a Comment