![]() | ![]() | ![]() |
Wednesday, 16 February 2011 22:09 |
![]() Afrax ayaa loo arkaa nin aan waafaqsaneyn hab u socodka maamulka gobolka Banaadir isagoo ku fikir ahaa gudoomiyihii hore ee gobolka Maxamed Dheere oo isagana ay caawa soo xireen ciidanka AMISOM oo uu Madaxweyne Shariif amarku baxshay in shaqsiyaadkaasi lasoo xiro. Hadaba warbixino dheeraada fili goordhow qilaafka halkuu salka ku haayo ee u dhaxeeya Madaxweynaha, maamulka Gobolka iyo shaqsiyaadka caawa amarka lagu baxshay in lasoo xir. Wargelin Muhiima: waxaan dhawaan soo bandhigi doonaa warqad sira oo uu qoray Ra'iisulwasaare Farmaajo isagoo gudoomiyaha Dekada Muqdisho kaga dalbaday inuu soo cadeeyo qeybta Xamaaliga dakada Muqdisho ayku leedahay Beesha Daarood taas oo aanu Dukumiintigaan idiin soo gudbin doono ee filo. Diirad Live News Desk |
No comments:
Post a Comment