Mujaahidiinta Somaliya ayaa laba laabaya gurmadka ay u fidinayaan shacabka Muslimka ah ee ku dhibaatoobay abaaraha halakeeyey dhamaanba Gobolada dalka Soomaaliya kuwaasi oo sababay dhimasho soo gaartay dadka iyo duunyada.
Magaalada Muqdisho iyo wilaayaatka dalka Somaliya waxaa ka socda Ol Ole balaaran oo ay dhaqaale ku aruurinayaan, hogaanada mujaahidiinta iyo madaxda wilaayaatka dalka si loo taageero dadka tabaalaysan.
Dhamaanba Mujaahidiinta ayaa jeebkooda ka bixinaya lacago ay ugu yaboohayaan dadka tabaalaysan waxaana lacagtaasi lamarsiinayaa guddiyada gurmadka Mujaahidiinta kuwaasi oo bilihii lasoo dhaafay aruurinayay deeqo kala gedisan.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment