Buuhoodle (RBC) Sarkaal ka tirsanaa ciidamada maamulka Somaliland ayaa shaley galab ka soo goostay Somaliland isagoo gaarey magaalada Buuhoodle ee gobolka Ceyn.
Sarkaalkan oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Dalfac ayaa ka tirsanaa ciidamada Somaliland ee ka dagaalama deegaanada Sool iyo Ceyn, waxaana lagu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle gelinkii dambe ee maalintii shalay.
Sarkaalka oo faahfaahin ka bixiyey sababta uu uga soo goostay ciidanka Somaliland ayaa sheegay inuu u dulqaadan waayey mrkii uu arkay hubka iyo ciidanka Somaliland ee lagu dilayo shacabka reer Buuhood;e oo uu isaga laftiisa ka soo jeedo, taasina ay ku kaliftay inuu dhinaca dadka deegaanka SSC dib ugu laabto.
“Markii aan arkayt dhibaatada meesha ka jirta iyo gumaadka Siilaanyo shacabka reer Sool iyo Buuhoodle ku hayo ayaan go’aansaday inaan dadkeyga dib gu soo laabto”, ayuu yiri Axmed Maxamed Dalfac.
Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment